
Daawo:Buuqa iyo Gacmo Taag ka dhashay Golaha Shacabka Soomaaliya
Kulankii Golaha shacabka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhashayBuuq iyo Sawaxan la xariira oo Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadda.
Kulankii Golaha shacabka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhashayBuuq iyo Sawaxan la xariira oo Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadda.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood isagoo eedeyn usoo jeediyey Maamulka Muuse Biixi. Madaxwayne […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Tukiga, kuwaas […]
Shir weynaha Beesha Xawaadle oo ay ka qayb galeen madaxwaynihii hore Hirshabeele Maxamed Cabdi Waareb, madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Yuusuf Daba Geed, wasiirka Batroolka dowlada Soomaliya, […]
Sheekh Bashir Axmed Salaad ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed culays wayn saaran yihiin balse waxaa nakala rabaa inaad u gurmano Shacabka Turkinga ee ku waxyeeloobay […]
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin fiqi oo ka Muqdisho kaga qayb galay kulanka Daafurka Taakulaynta iyo Gurmadka dadka turkiga ee Dhul gariirka wax yeeleeyey […]
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka jawaabaayey hadal kasoo yeeray Madamwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kele ugu baaqay inuu Taliskiisa kala baxo Magaalada […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Guricel ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee dhawaan loo […]
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj ah, Shacab ka careysan dilka darawalka Moto Bajaaj oo Muqdisho ku batay […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo Madaxweynuhu ku […]
Taliyaha ciidamada lugta Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaallo Cidamada Dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno ka tirsan gobollada […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Per Lindgärde. Ra’iisul Wasaaraha […]
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in ciidanka […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee dhawaan loo […]
Shiikh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ayaa u mahad celiyay qof walba oo ka qeyb qaatay dhismaha Masjidka Daarul Quraan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan ceelasha biyaha.
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes