
Daawo:Muuse Biixi oo Dhibaatada Kajirta Laascaanood ku Xawilay Argagixisada Caalamiga ah
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada Laascaanood iyo Dhibaatada ka haysata Maamulkiisa.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada Laascaanood iyo Dhibaatada ka haysata Maamulkiisa.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre yaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo maareeyaasha hey’addaha dowladda oo ah […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. […]
Magaalada Dhuusamareeb ee caasumada Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay shir looga arinsanayay Sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiinlahaa Degmooyinka dhawaan laga xoreeyey Shabaab sida […]
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado laga soo xiray December 27-dii […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya Cabdi Maxamed […]
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxuu ka jeediyey shirwaynihii aaayo ka talinta deegaanada SSC oo Maanta ka Furmay Maalada […]
Kulankii aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa waxaa Manaata ka dhashay buuq kadib markii la sheegay in la qoraayo Shaqaalo Cusub oo uu yeelanayo aqalka Sarre […]
Shirweynaha aaya ka tashiga Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana shirkaas qaban-qaabadiisa […]
Ra’iisalwasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mahdi Guuleed Khadar ayaa cambaareeyey awoodda ciidan ee Maamulka Somaliland u adeegsaday Shacabka Laascaanood.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya, iyagoo […]
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa goobihihii laga xoreeyay khawaarijta ee aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga […]
Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo qaar kamida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa qiray inuu Madaxwaynaha Soomaliyeed uu baal maray wax qaybsiga kuraasta Dowlada federaalka ah ee […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay Culumadiin ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee lagu […]
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa Bogaadiyay Go’aanada ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo Maalmahaan ka socday Magaalada Muqdisho.
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes