
Daawo:Shaki ka dhashay Shirkii Culumada iyo Muqtaar roobow oo Ka Hadlay
Wasiirka Wasaarada Diinta iyo awqaafta Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobow ayaa waxuu ka hadlay Shaki ay Culumada ka qabto habka dowlada Wax u wado iyo ujeedka […]
Wasiirka Wasaarada Diinta iyo awqaafta Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobow ayaa waxuu ka hadlay Shaki ay Culumada ka qabto habka dowlada Wax u wado iyo ujeedka […]
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha cusub […]
Maamulk Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Qaar kamida Deegaanada Maamusho waxay ka maamnuucday Keenista iyo Cunista Khadka. War qoraala oo kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha […]
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar, kaasi oo ay fulineyso Wasaaradda […]
Wabiga Daawo ee mara Duleedka Degmada Baladxawo ayaa Gabi ahaanba biyo gurtay Beeraleyda halkaasi kusugna ayaa kacabanaaya biyo laanta jirta iyo dalagyada yar yar oo […]
Madaafiicdii Lagu soo riday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay Sababeen qasaaro isugu jira Dhaawac iyo Burbur soo gaaray Dhismayaal kala Duwan.
Tiro Hoobiyaal ah ayaa kusoo dhacay Madaxtooyada Soomaaliya iyo agagaarkeeda, Juga Hoobiyaalshaan ayaa laga maqalay Qaybo kamida Magaalda Muqdisho. Dhawr madfac ayaa lagu garaacay sida […]
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya Gen Biixi Tahliil ayaa sheegay in 39 aad katirsan Maleeshiyada Al shabab ay ku dileen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed howlgal ka […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin […]
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqa ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa maanta si deg deg ah […]
Garaadka Guud ee gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si aan horey loo arag loogu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan Qado sharaf ah la qaatay Isimada, Cuqaasha, Nabadoonada, Waxgaradka , Aqoonyahanka , Ganacsatada iyo qeybaha kala […]
Garaad Abdirisaq Garaad Soofe oo kamida Garaadyada Sool, Sanaag iyo Cayn oo lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood ayaa yiri “Dhallinyaradu rabitaankooda qofka ka leexda laamigey […]
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Doodishe ayaa faah-faahin ka bixiyay ayaa weerarkii argagixisada Shabab kusoo qaadeen Xarunta Gobolka Banaadir. Afhayeenka oo shir jaraaโid ku […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay halkaas […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes