
Wararkii Ugu Dambeeyey Qaraxyo Lagu Weeraray Xaruntii Gudoomiyaha Banaadir
Weerar Qarax ku billawday ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarka lagu […]
Weerar Qarax ku billawday ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarka lagu […]
Maamul gobolka Banaadir iyo shacabka ayaa sameeyay gurmad deg deg ah oo lagu daminayo dabka ka kacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid […]
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Mustafa Cagjar ayaa loogu baaqay inuu wax ka qabto dagaallada Oromada ay kusoo qaadeen Degmada Tulli-Guuleed ee ka tirsan Deegaanka Soomalida.
Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxay aqrinta Kowaad Marsiiyeen Sharciga Dhiiragalinta Maalgashiga iyo Sharciga Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, waxaana Shriciyadaan dhaliyeen dood adag. Wasiirka Wasaaradda […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday dib […]
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Muqdisho ku dilay laba Qof oo Shacab ah kuwaasi oo kamid ahaa Banaan baxayaal kasoo horjeeday Dilka Darwal Moota Bajaaj.
Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo katirsan ciidanka Djibouti, kuwaasoo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD. Afduubkan, ayaa […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed ayaa ka dalbaday in ay […]
Argagixisada Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud oo maalmo kahor ay la wareegeen ciidamada xoogga […]
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay Xilka qaadis uu Madaxweynaha Hirshabelle ku sameeyay Gudoomiye ku Xigeenka Rugta Ganacsiga ee Hirshabelle Xaliimo Cabdulaahi Fiidow.
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu […]
Shaqalaha Qeybta Amniga ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee ay Maamusho Shirkada Favori ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay, kadib markii ay shirkada Favori ay […]
Odayaashii reer Cadaado ee dhawaan heshiiska kula Soo galay Argagixisada AlShabaab Magaalada Xarardheere ayaa waxaa lasoo taagay maxkamada Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.
Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo uu […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes