
Daawo:Shirkad Turki ah Dhibaato u Gaystay Shaqalaha Garoonka Aadan Cade
Shaqalaha Qeybta Amniga ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee ay Maamusho Shirkada Favori ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay, kadib markii ay shirkada Favori ay […]
Shaqalaha Qeybta Amniga ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee ay Maamusho Shirkada Favori ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay, kadib markii ay shirkada Favori ay […]
Odayaashii reer Cadaado ee dhawaan heshiiska kula Soo galay Argagixisada AlShabaab Magaalada Xarardheere ayaa waxaa lasoo taagay maxkamada Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.
Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo uu […]
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in […]
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa […]
Argagixisada Al-Shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Xero Ciidan oo ku taala degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad […]
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa warbaainta la hadlay kadib markii ay Shabaab kala wareegeen Magaalaada Xarardheere, isagoo Wasiirka Gaashaandhiga […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray […]
Kulankii golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah baaqday kadib markii Buuq iyoi Sawaxan ka dhashay Xarunta Barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya […]
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ahaa oo saakay lagu weraray xero ay ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Macawiisleyda ku lahaayeen degmada Halgan […]
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Biixi ayaa […]
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa […]
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo wafdigiisa ay kamid yihiin […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes