
Madaxweyne Xasan oo si kulul uga hadlay go’aankii Puntland, farriina u diray Maamul Goboleedyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya Muqdisho