Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

ciidan

AKhriso:Dowladda Soomaaliya oo shacabka usoo dirtay Fariin Muhiim ah

12th April 2017 admin 0

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa shacabka Soomaaliyeed inay u dulqaataan ciriiriga dhanka Waddooyinka, maadaama beri loo dabaal degayo maalinta la aas […]

No Image

Madaxwaynaha Soomaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey safar Shaqo oo uu ku Tagay Imaaradka Carabta

12th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ugu maqnaa […]

camey

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu sagootinayay Kooxo Caafimaad oo lodiray gobolada Puntland

12th April 2017 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta sagootisay kooxo caafimaad oo loo kala diray gobollada Puntland, kuwaasoo loo soo xiray tababar u socday muddo saddex casho ah […]

No Image

qaabkeebuu udhacday Booqashadii Raysawasare Khayre ku tageyWasaaradaha Dowlada

12th April 2017 admin 0

a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay […]

diyarad

Daawo:Madaxweynaha Qaramada Midoobay U Qaabilsan Hawada Oo Beeniyey In Hawada Soomaliya Lagu Wareejinayo wadamada dariska

12th April 2017 admin 0

shacabka xaafada horseed ee magaalada caabudwaaq oo ka cabanaya in la musuqmaasqay deeqii xaafadaas

11th April 2017 admin 0

shacabka xaafada horseed ee magaalada caabudwaaq oo ka cabanaya in la musuqmaasqay deeqii xaafadaas loogu talo galay iyo banaanbax ay sameeyen maanta by bashiir yuusuf […]

No Image

Midnimada iyo Madax Banaanida Soomaaliya waa Muqadas aan lagu Xadgudbi, waa Heshiiskii Soomaliya Imaaraadka Carabta

11th April 2017 admin 0

Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Midnimada iyo Madax Banaanida Soomaaliya ay […]

coldoon

Daawo: Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyey Xariga Cabdi Maalik Coldoon Iyo Wargaysaka Haatuf

11th April 2017 admin 0
amisom

Askari AMISOM oo Gaari Jiirsiiyay Wiil Dhalinyaro ahaa oo Xabsi Loo Taxaabay

11th April 2017 admin 0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta Xabsiga dhigtay Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM, Askarigaan ka tirsan Ciidamada Amisom ayaa 9-kii Bishaan waxaa uu […]

No Image

Dhagesyo:Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lays ka qabto Kooxda Saadicuun Bil-Xaq

11th April 2017 admin 0

Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho waxaana ay bayaan ka kooban  6 Qodob ka soo saareen Kooxda Al-Saaddicuun bil xaq la […]

Maqaal : Dowlada Curdanka Taagerideda Waa Shurud La’aan W/Q : Ibrahim Abdishakur Ali-Mire

11th April 2017 admin 0

Maqaal : Dowlada Curdanka Taagerideda Waa Shurud La’aan W/Q : Ibrahim Abdishakur Ali-Mire   Goobaha baraha bulshada iyo warbaahinta eey ku kulman Soomalida  aya isbucyadan […]

No Image

Madaxwaynaha Soomaaliya oo la kumay Dhaxalsugaha Abu-Dhabi+Sa

11th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida […]

jim

Dareen la,aanta shacbiga iyo khatarta madaxweynayaasha gobolada. W/q Jimcaale

11th April 2017 admin 0

Waa arin u baahan in aan gadaal wax u fiirino,waa dhibaatooyinka faraha badan ee qabyaaladu dalkayaga Soomaaliya u geesatay mid ka mid ah,taas oo mar […]

No Image

Wasiirka caafimaadka Soomaliaya ayaa xariga kajirtay Xarunta cusub ee wasarada

11th April 2017 admin 0
shabab

horjoogayaal alshabab ah oo booliska soomaliyeed gacanta kudhigeen

11th April 2017 admin 0

Taliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo […]

Posts pagination

« 1 … 1,384 1,385 1,386 … 1,645 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes