
Axmed Madoobe iyo Wasiirka Gashaandhiga Kenya oo Kismaayo Kulmay
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wasiirka Difaaca dalka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo booqasho iyo kormeer ugu yimid […]
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wasiirka Difaaca dalka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo booqasho iyo kormeer ugu yimid […]
Odayaashii reer Cadaado ee dhawaan tagay deegaanaada ay ka taliyaan Al-shabaab ayaa ka warbixiyey heshiis ay gaareen iyo Maxaabiis iyo gadiid ay sii daayeen Alshabaab.
Wasiirkii Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay inuu xilka wasiirnimo iska Casilay, waxuuna iscasilaadisa usababeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Beydhabo.
Taariikhda lama tuuro mid dabiiciya iyo mid qofeed kay tahayba,bal eeg waxaa dhaca abaaro,daadad,dhulgariir iyo wax la mid ah layskama iloobo ee dhacdooyinkaas wax baa […]
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo kala hadlay sidii Doorkooda Nabadeed ay […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda, ayaa faray ilaalinta wakhtiga […]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalkii shalay magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka la magac baxay badbaadada Koonfur […]
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Baaq nabadeed u diray Shacabka Koonfur Galbeed.
Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Laga Soo doorto Koonfurgalbeed oo ka hadlay dagaal Mudo yar kasocday Magaalada baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee […]
Warar dheeraad ah oo laga helayaa dagaal u dhexeeya ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed ee Maal Galisay Madaxtooyada […]
Accord University is an international Somali university offering postgraduate programs dedicated to research, as it has 32 specialized master’s and doctoral programs. The university opened […]
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS ayaa maanta Shixnad isugu jirta Daawo iyo cunno kala wareegtay safaaradda Masar ee Soomaaliya.
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland gaartay Senator Ilhaan Cumar oo ka tisarn Golaha Congress-ka dalka Mareykanka, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe kala wareegay Khawaarijta Al-shabaab. Afhayeenka […]
Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland, halkaas oo uu ku xirnaa labadii sanno ee lasoo dhaafay. […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes