
Daawo:Dhooba Daareed oo Sheegay in la Xaliyey Khilaafkii Deni Kala Dhaxeeyey
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-Daareed ayaa lagu Soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Dhooba Daareed ayaa mare u mahadceliyey […]