
Madaxwayne Xasan oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada […]
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya. […]
simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, ayaa […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle […]
Madaxweynihii Hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maamul goboleedyada Jubbaland iyo koonfurgalbeed ku eedeeyey inay ka Luga Jiidayaan Dagaalka Alshabaab. Waxuuna Madaxwayne Xasan Sheekh […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey (AUN) Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani oo ka mid ahaa […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, […]
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kooxaha khawaarijta ah kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe oo […]
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku cadaysay in la madnuucay in dalka dibeddiisa loo dhoofiyo xoogsato Soomaaliyeed. […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo ka tirsan Golaha Sare ee […]
Wasiirka Waxbarashada XFS iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 20 sano guurada jaamacadda Banaadir oo Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta booqday Isbitaalka Milateriga magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Muane Cabdullaahi […]
Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo Magaalada Muqdisho uga qayb galay shirka daahfuray Kulanka Guddiga Qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga ayaa sheegay inaan diiwaan galin […]
Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa goordhow daahfuray Kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes