
Daawo:Ugaas ciise Ugaas cabdulle oo lagu Aasey Degmada Caabudwaaq iyo Wafuud kala duwan oo Ka Qayb Gashey
allaha unaxariiste waxaa galabta lagu aasey Ugaas Ciise Ugaas cabdulle waxaana aaskiisa kaqayb galay Wasiiro Boqoro, Ugaasyo,Garaadyo,raysawasaarayaal,Xildhibaano,siyaasiyiin,ganacsato, Madaxwaynaha galgaduud Sarre iyo xildhibaanada Maamulkaas shacabka Caabudwaaq […]