
Wararka Maanta


XOG: Boobkii iyo dhicii Hantiyeed ee lagu hayay Beesha Sade oo Wali Kismaayo kasii socda Xilli Dhawaan Maamulka Jubba iyo Beesha Sade ay Heshiis halkaas ku gaareen.
Iyadoo Dhawaan Khilaafkii Siyaasadeed ee kajiray Jiritaanka Maamulka Jubba ay heshiis aanw ali dhaqan galin ka gaareen Beesha Sade iyo Beesha Hogaamiyaha Jubba Axmed madoobe, […]




Adeegyadii Bulshada Baladxaawo oo dib u soo laabtay kadib weerarkii Jubbaland(Warbixin)
Iyadoo dhowaan qulqulatooyin ay ka dhaceen gudaha magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa iminka xaaladdu waxay tahay mid deggan. Waxaa inta badan lagu guuleystay xalinta […]

Deegaanno kamid ah gobalka Gedo oo howlgallo ay ka soconayaan
Wararka ka imaanaya wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Garbahaarey iyo Baladxaawo ayaa sheegaya inay ka soconayaan howlgallo lagu sugayo ammaanka oo lagu xaqiijinayo. Warar […]



Daawo:Maxay Ku Xukuntay Maxkamada Darajada Koowaad ee Barri Kuwii qamrada Keenay
Waxaa maxkamada darajada koowaad ee barri lahor keenay labo qof oo mudo dhawayd lagu qabtey iyagoo qamro rabey inay soo gashaan Boosaaso waxaana laxukumay . […]

Daawo:Wafdi uu hogaaminayey wakiilka hay’ada unicef. oo Gaarey KISMAAYO
Waftu uu Hogaaminaayo uqybsanaha Unicef Bartamaha iyo koonfurta Somaliya ayaa gaarey kismaayo halkaas oo la kulmay madaxda jubbaland iyagoo booqday dekeda, xeryahay barakacayaasha iyo iskuulo. […]




Daawo Munaasabadii lagu Magacaabayey Gudoomiyah Cusub ee Maxkamada Sarre ee Soomaaliya
Madaxwaynaha soomaliya xasan shiiq ayaa xilka kaqaaday gudoomiyihii maxkamada sare ee dawlada federaalka ilka Ilka xanaf wuxuuna manta mid cusub umagacaabey xilkaas oo ah Dr […]