TOP News: Kenya oo Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo ka Afduubtay laba oday oo Deegaanka si aad ah looga yaqaano.
Wararka ka imaanaya Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Ciidama Kenya ay Deegaankaasi ka Afduubteen laba oday dhaqameed oo aad looga yaqaano Deegaankaasi. […]