Dhageyso: Amaanka Muqdisho oo Lagu Warejiyay Maamulka G, Banaadir
Kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeyay laamaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka kuwa Gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay Taliyaha Ciidanka Nabad […]
Kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeyay laamaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka kuwa Gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay Taliyaha Ciidanka Nabad […]
Dagaal Culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xerada Maslax ee Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal Hubeysan […]
Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa caawa MillenniumHotels London Sabtida […]
Halkaan Ka Dawo Sawirada Gobtii Xalay Werarka Ka Dhacay iyo Qaar Ka mid ah Goobaha Cafimaadka Dadkii La Geyay.
Tiro dhaawacyo ah oo wax ku noqday weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ayaa la gaarsiiyay Isbitaalada Caafimaadka. Madaxa Caafimaad Isbitaalka Madiina Drs Duniyo […]
Xildhibaan Max’ed Macallin Jiis oo ka mid ahaa Baarlamaankii KMG kana mid ahaa dadkii ku sugnaa Hoteel Muna xilliga weerarkii xalay uu dhacayay ayaa sheegay […]
Askartii Xalay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aas qaran loogu sameeyay Magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo […]
Xildhibaan Maxa’ed Cumar, oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Safar Wafdi ka socda Dowladda uu Maanta ku gaarey Magaalada Beledweyne, ee xarunta Gobolka […]
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen Al Qaadi . ayaa sheegay in kulan ammaanka looga hadlayo Magaalada Baardheere ay ku wada qaateen […]
Dowladda Kenya, ayaa waxa ay lacag dul dhigtay Madaxyada rag ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo Kenya ay sheegtay inay ka dambeeyeen weeraro ka […]
Wararka aan Saaka ka helayno Xarunta Maamulka Jubba ayaa sheegaya in Wajigii ugu horeeyey ee Shirka Wadatashiga iyo dinb u heshiisiinta Beesha Sade uu ku […]
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa kii ugu xooganaa ee ka dhaca magaalada, kaasoo […]
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay lagu weeraray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho iyo afaafka hore ee beerta Nabbadda , kuwaasi oo qasaaro […]
Maamulka sportigada Degmada Baladxaawo ayaa waxay codsanayaan in laga caawiyo dayactirka garoon banooniga degnmada Balaxaawo isagoo ubaahan in dhismo casriya madaamo ay baladxaawo kajirto 18 […]
Waxaa wali socota in la ogaado dhimasha iyo dhaawac labadii qarax ee muqdisho kadhacay kuwaasoo gaystey qasaare naf iyo nolol ah ciidamada amniga ayaa soo […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes