
Wararka Maanta


Dhageyso: Ciidamada Galmudug ee ku sugan waqooyiga Galgaduud oo la eedeeyay
Shacabka ku dhaqan waqooyiga Galgaduud ayaa ka cabanaya ciidamada Galmudug kuwaasoo ay ku eedeyeen inay qeyb ka yihiin falalka ammaan darro ee ka dhaca halkaasi. […]

Daawo:Qaabkii ay udhacday Doorashadii Gudoomiyaha Barlaamka Galgaduud sare Caabudwaaq
Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacday Doorashadii Baarlamaanka Galgaduud sare, xubnaha baarlamaanka Galgaduud sare ayaa cod uqaaday kasoo ahaa saduuq ay xildhibaanadu codkoodu […]

Daawo: Wafdi uu Horkacaayo Xoghayaha Joogtada Wasaarada Arimaha Gudaha DFS oo Kismaayo Gaaray.
Waxaa Maanta magaalada Kismaayo soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo Xoghayaha Jogotada ee Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka professor yaxye, iyadoo ay safarkiisa ku wehliyeen […]

Birmingham Uk:Xaflad iyo Isxog Wareysi Kusaabsan Heshiiskii Kismaayo Ku dhexmarey Maamulka Jubbaland iyo Beel kamida
Wafdi balaaran Oo ay hogaaminayeen Nabadoon Cabdiraxmaan Xuseen (Odaywaa) Iyo Col. Cabdi Cusmaan Nuur ayaa Waxaa qado sharaf ay ku war bixinayeen loogu sameeyay magaalo […]

Dhageyso: Gedo Times oo wareysi la yeelatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galgaduud Sare Mudane Hareeri Xasan Barre.
Baarlamaanka Maamulka Dowlad Goboleedka Galgaduud sare ayaa maanta doortay Gudoomiye baarlamaan, iyado oxilkaasi gudoomiyaha loo doortay hareeri Xasan Barre oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee […]

Dhageyso: Cali Gaab ”Waan soo qabanay kuwii dilay gabdhaha”
Taliska booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay inay soo qabteen koox hubeysan oo dumar ku dilay degmooyinka Hodan iyo Dharkeenleey. Jeneraal Cali Xirsi Barre ayaa sheegay […]

Roobab xooggan oo ka curtay deegaanno ku yaalla gobalka Gedo
Wararka naga soo gaaraya deegaanno ku yaalla gobalka Gedo ayaa sheegaya in ay ka da’een 12-kii saac ee la soo dhaafay. Deegaannada Likooleey iyo kuwa […]


XOG: Macalin Maxamed ” Fartaag Gacanteena waa ka baxay Sababtane anagaa iska leh Absamow”
Kulan Magaalada Kismaayo ku dhexmaray Beesha Absame, ayaa waxaa looga dooday arimo kusoo kordhay siyaasadda Beesha Bilihi lasoo dhaafay Sida Madasha laga sheegay. Kulanka waxaa […]

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Saameynta Roobabka Guga ee ka curtay G/Gedo ay ku yeesheen Xoolihii deeganadaasi ku dhaqnaa.
Roobab Mahiigaan ah oo maalmahaan ka da’ ayay deegaanada Gobolka Gedo ayaa saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada deegaanadaasi ku dhaqan, kuwaas oo horay ula […]

Daawo:Qurbojoogta Dalka Dibadiisa oo Deeq Raashin ah Gaarsiisey Xingalool
Wali waxaa dalka soomaliya kajira abaar xun oo xoolihii iyo dadkii dhib badan ku haysa, hadaba qurbo joonta kasoo jeeda deegaanka Xingalool ayaa deeq raashin […]

XOG: Muxuu kusoo dhamaaday Kulankii Axmed Madoobe iyo Taliyaha Ciidamada Itoobiya Madaxtooyada Kismaayo ku dhexmaray.
Kulan la isku gabal dhacsaday ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo wuxuu ku dhexmaray Hogaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Deegaanada Jubaland Korneyl […]

XOG: Xiisad Colaadeed oo Caawa Kismaayo ka taagan…yey u dhaxeysaa???? “Akhriso”
Waxaa wali magaalada Kismaayo ka taagan Xiisadii ka dhalatay Soo xareyntiii Ciidamadii Sabca asharaaf ee korneyl barre Hiiraale, kuwaas oo horay kismaayo dagaal looga soo saaray. […]

(Dhageyso+Sawirro) Doorashada Guddoomiyaha Guud ee Ardeyda Jaamacadda Galgaduud University Caabudwaaq
Waxaa magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kadhacay doorashada gudoomiyaha guud ee ardeyda Jaamacada Galgaduud University waxaa doorashadaan ka qayb qaatey qaybaha kala duwan ee kuliyadaha […]