
Dhageyso:Ra’iisul Wasaaraha oo Isbitaalka Garoowe ku booqday Dhaawacyada Askartii Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta Isbitaal ku yaalla Magaalada Garoowe ku booqday Askar ka tirsan Ciidamada Puntland,kuwaasoo ku dhaawacmay Dagaalkii […]