
Daawo:Shirkii dib uheshiisiinta beelaha Jubbaland oo guul ku dhammaaday
Shirkii dib u heshiisinta beelaha Jubaland oo dhamaadey iyo madaxda dawlada Federaalka iyo iyo kuwa jubaland oo ka hadlay . Hoos kadaawo
Shirkii dib u heshiisinta beelaha Jubaland oo dhamaadey iyo madaxda dawlada Federaalka iyo iyo kuwa jubaland oo ka hadlay . Hoos kadaawo
Siyaasiga Maxmauud Sayid aadan oo ka hadlay madashii kulanka maanta lagu hehsiiyay ayaa u mahadceliyey wasiirka agashaandhigga janaraal diini oo uu sheegay inuu yahay geesi […]
Wasiirka gaashaandhigga Janaraal Cabdulqaadir sheekh cali diini ayaa ka ahdlay madashi imaanta uu ka dhacay ehshiiskii dhexmaray axmed madoobe iyo beesha Sade. Wasiir Diini ayaa […]
Daawo Sawiro Ay Gedo Times kasoo qaaday heshiiskii Maanta Kismaayo ku dhexmaray Axmed Madoobe iyo Beesha Sade.
Waxaa Goor dhow oo Gaboobay kulan Balaaran oo Kismaayo Saaka Oga Furmay Gudiga Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd , Kulanka ayaa Goor dhow Soo […]
War laga soo Xigtay dadka degaanka islamarkaana ay baahisay Warbaahinta Puntland ayaa lagu sheegay in Al-shabaabkii gaaray Degaanada Puntland ay Hogaaminayaan Shan Sargaal oo ka […]
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo maanta warbaahinta Shir Jiraa’id ugu qabtay Garoowe ayaa sheegay in dagaalka ka socda Xeebta Puntland ee […]
Wali waxaa xarunta caymiska ee Magaalada Kismaayo ka soconaya Kulanki Fool ka foolka ahaa ee u dhaxeeyey ergadii Beesha Sade iyo Hogaamiye Axmed Madoobe. Kulanka […]
Waxa goor dhow magaalada kismaayo ka furmay Gar ahaan Guriga Martida Ee jubland Shirkii Axmed Madoobe uu Kaga Jawaabi Lahaa Qodobadii Malin Ka Hor Ay Hor […]
Shir dag daga oo ay yeesheen wasiirada maamul goboleedka Puntland oo kaga arinsanaayeen imaatinka Alshabaab Puntland. ayaa wasiirka abniga Puntland xasan Xirsi Qarjab saxaafada ugu […]
Magaalada Kismaayo ah oo Magaalo Xebeed Wali uu Tagan Yahay Cida Sida Cad u Maamuleyso Waqtigaan Marka Laga Reebo Axmed Madoobe oo ah Hogaamiyaha Maamulka […]
15=3=016 Kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka Dhgeyso:
Natijada Kulan Balaran oo ay Yelanayeen Xidhibaanada Besha Sade iyo Axmed Madoobe 48 Saac ee La Soo Dhaafay Ayaa Ku Soo gabo Gabobay Natijo la, […]
Waxaa Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Kulan Ay Wada Qateen Hogaamiyaha Maamulka Jubland iyo Qaar Ka mid Ah Ergada uu Ka soo Jedo Axmed Madoobe […]
Maxkamad ku taala magaalada Bruges la yiraahdo oo ku taala waqooyiga dalka Biljimka ayaa xukuno kala duwan ku riday M/weynihii hore ee Maamulkii Ximan iyo […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes