
DAAWO:WASIIRADA SOOMAALIUYA BAARAYAAL CAALAMI AH AYAA BAARAYA SHILKII DAALLO
Golaha wasiirada Soomaliya ayaa iskuraacay in baarayaal calaami ah loo saaro shilkii ka dhacay diyaaradi daalo oo iyadoo hawada maraysa qarax ka dhex dhacay qofna […]
Golaha wasiirada Soomaliya ayaa iskuraacay in baarayaal calaami ah loo saaro shilkii ka dhacay diyaaradi daalo oo iyadoo hawada maraysa qarax ka dhex dhacay qofna […]
Wasaarada gashaandhiga Somaliya waxaa lagu wareejiyey gadiidka xabadu Karin oo ay ku wareejisay dawladu Maser wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliya muda Cabdalla Xuseen cali […]
Madaxwaynaha Puntland C/Wali Gaas ayaa ku laabtey Garoowe kadib markuu socdaal dhulka ah uga yimid boosaaso madaxwayne ayaa sheegey in Puntalnd ay kasocoto horumar iyo […]
Wasiirka duulista hawada Somaaliya Cali Jaamac jaangali ayaa sheegay in duulimaadka Somaliya iyo Somaliland aan lajoojin. maalin kahorbay ahayd taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha gaafow sheegey […]
Waxaa kalsan Tv kabaxay barmaamij baroordiiq ah oo lameeynayey dadkii ciidamada Kenya ay kuxasuuqeen Gobolka Gedo waxaa ka hadlayey qaybaha kala duwan sida aqoonyahayn, qoraa, […]
War iminka naga soo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya sheegaya in goordhaweyd ay Degmadaasi isaga baxeen Ciidankii Kenya ee ku sugnaa Halkaasi bilihi […]
Dowladda Kenya, ayaa waxay maanta soo bandhigtay gaadiid casri ah oo loogu talla-galay Ciidamada Qalabka Sida. Waxaana gaadiidkan loo adeegsadaa in lagu daabulo askarta iyo […]
Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa London Sabtida habeynka axadu […]
Kulan lagu diidan yahay hananka 4.5 lagu taageerayo go’aanku qaatey madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland madaxwayne C/wali Gaas oo ahaa inuusan qaadanayn nimaanka 4.5 waxaa halkaas […]
Banaan bax lagu taageerayo Madaxwaynaha Puntland gaas go’aankii uu kaqaatey shirkii muqdishu ee looga hadlaayey doorashada 2016 madaxwayne ayaa ka baxay shairkaas isagoo diiday inaan […]
Shacabaka kudhaqan degmada Caabudwaaq ayaa si isku mid ah u cambareeyey xasuuqa ciidamada Kenya kawadaan gobolka Gedo kasoo dad iyo xoolaba lagu dilay. xero ay […]
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Jaaliyada Sade Welfare Mombasa Kenya waxay madaxdeeda,xubnaheeda kale duwan,qoysaskooda, iyo saaxiibada jaaliyada waxay tacasi murugo leh u dirayaan DEKHA […]
Axmed madoobe mar uu lahadlayey ciidamadiisa isagoo waheliyaan fartaag , Macalin Maxamed iyo kuwa kale ayaa sheegey in dhulka Jubaaland la xoreynaayo, maamlmo kahor bay […]
Waxaa magaalada Muqdishu looga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo lamagac baxay Waamo State kasoo ka kooban Jubada dhexe, jubada sare iyo Gedo iyadoo madaxwayne loo […]
Barakacayaasha kunool Ceelasha biyaha iyo Lafoole Oo Banaan Bax Sameeyay ayaa kacabanaya in nolol xumo soo food saartey, barakacayaashn waxay ka cabanayaan in biyo la’aan,cunto […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes