
Puntland oo Been Abuur ku Tilmaantay hadalkii Fiqi, Caawimana ka dalbatay Dowlada
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto […]
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto […]
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan ee […]
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay sababta Dowlada Soomaaliya uga qayb qaadan wayday dagaalka Puntland kula jirto argagixisada daacish. Wasiir Fiqi […]
Wasiirka Amniga Soomaaliya Sanatar Cabdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa Maanta ka qayb galay munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu taageerayey Doorashada qof iyo cod […]
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay Shirweynaha Bandhiga Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland ayaa sheegay in Hogaanka Dowladda Federaalka ah […]
Gudiga Doorashooyinka ee aan laysku raacsanayn ayaa maanta soo gabagabeeyay kormeerka goobaha loo asteeyay cod bixiyaasha. sida warbaaimta uu u sheegay Khaalid Ibrahim Ismaaciil oo […]
Dowlada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay heshiiskii bada lagu siinaayey Itoobiya kaas oo maanta mar kale ka dhacay dalka Turkiga. War-Murtiyeedka Ankara 18, February. Wajiga […]
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga […]
Xisbiga Himilo Qaran ee uu Hogaamiyo Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xisbiyadda kale ee Mucaaradka ayaa iclaamiyey in ay doorasho kale qabsanayaan […]
Taliye Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Mahad Cabdiraxmaan ayaa Muqdisho kusoo bandhigay Ciidamo si gaar ah u tababaran oo loogu talagalay inay Madaxda ka ilaaliyaan […]
Waxaa maanta xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho ka qabsoomay kulan si rasmi ah loogu shaacinayey ballaarinta Xisbiga waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay […]
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u yeertay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale, oo loo haysto dambi culus, sida lagu sheegay warqad ka soo […]
Waxaa maanta qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Midawga Afrika, oo si weyn muddooyinkii danbe indhaha loogu hayey, taas oo uu ku guulaystay Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Safarka […]
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda, kaas oo hagaya howlaha waaweyn ay xukuumaddu u hayso […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes