Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

usa

Maraykanka oo ka hadlay Maamul Goboleedyada Doorashada Waqtigeedii ku dhamayn

15th March 2022 admin 0

Safaaradda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André, ayaa soo dhaweeyey in Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Galmudug ay waqtigii loogu tala galay ku dhammeystireen doorashada ee […]

Galmudug

Galmudug oo Noqotay Maamul goboleedkii Labaad ee Soo Gabagabeeya Doorashada Aqalka Hoose ee Soomaaliya

15th March 2022 admin 0

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa  galabta soo gebagebeysay doorashada labada gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u […]

puntland

Guddiga doorashadda Puntland oo shaaciyey doorashada kuraastii ugu dambeysay

15th March 2022 admin 0

Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Jadwalka Qabashada Doorashada 6-dii kursi ee ugu danbeysa xubnaha Golaha Shacabka ee Puntland ku metalaya […]

shidaal

Shidaalka Soomaaliya ee Lasaxiixay iyo Meeshay Sartu ka Qauruntay

15th March 2022 admin 0

Sida laogyahay shirkadaha shidaalka waxey soomaaliya kusoo qamaameen sanadkii 2012-kii, waqtigaa dowlad goboleedka puntland waxaa yimid shirkada african oil, galmudugtii yareydna waxaa yimid shirkada layiraahdo Liberty Petroleum Corp , […]

koonfur

Koonfurgalbeed oo maanta lagu Soo gabagabeeyey doorashada Aqalka hoose

15th March 2022 admin 0

Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu Soo gabagabeeyey doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka soomaaliya oo mudooyinkaan halkaas Ka socday.

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed iyo Wafti hogaaminaayo oo Jigjiga Lagu Soo dhaweeyey

15th March 2022 admin 0

Ugaaska beelaha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed iyo wafti uu hogaaminayo oo isugu jira siyaasiyiin iyo odayaasha dhaqanka ayaa waxaa maanta lagu soo dhawayey magaalo […]

Turkish

Sawiro:Wasiirka Gaadiidka oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turkish Airlines

15th March 2022 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu Xusayay 10 Sano Guurada kasoo wareegtay Markii Turkish […]

odawaa

Daawo:Generaal Odawaa oo Amsim kala hadlay Siidi Amniga Dalka usoo wareejin lahaayeen

14th March 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa furay shir looga hadlayey dhameystirka qorshaha Amisom amniga dalka ugala wareegayaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed. […]

Duraan

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Diyaarado Shatiyada laga noqday iyo kuwa la ganaaxay

14th March 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Duraan Axmed faarah ayaa ka hadlay Diyaarado Shatiga lagala Noqday iyo Ganacsato la xiray. […]

rooble

Rooble oo Kulan Looga Hadlaayo Abaaraha La qaatay Beesha Caaalamka

14th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Gudidda gurmadka Abaaraha ayaa kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka iyagoo kala shiray xaaladda abaaraha […]

boliis

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Tagaaray Baydhabo

14th March 2022 admin 0

Wafdi Saraakiil sare sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa […]

asluub

Taliyihii Ciidanka Asluubta ayaa isu Sharax Kursiga Hop172

14th March 2022 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT waxay shahaadada musharaxnimada gudoonsiiyeen musharax Gen.Mahad Abdirahmaan Aadan taliyaha Ciidan Asluubta soomaaliya oo u sharaxan kursiga #HOP172 ee golaha shacabka […]

Doorasho

Galmudug oo Shaacisay Qabashada Sadexda kursi ee ugu dambeysay

14th March 2022 admin 0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta ugu dambaysay. 3-daan kursi HOP#018, HOP#021, HOP#020 […]

muse

Daawo:Muuse Biixi oo Gaaray Dalka Maraykanka

13th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee ka koobnaa wasiirada iyo ganacsatada ayaa gaaray dalka maraykanka, iyadoo halkaasi kusoo dhaweeyeen dad […]

deni

Deni oo Qaabilay Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

13th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wefti ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada […]

Posts pagination

« 1 … 244 245 246 … 1,646 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes